waddo muhiim u ah Caasimadda

Maanta waxaanu bilawnay dhismaha Waddo muhiim ah oo culayska iyo Jaamka ka yarayn doonta Suuqa wayn ee Caasimadda Hargeysa.

Waddada Imperial Hotel illaa Saldhiga Dhexe oo aanu saaka bilownay. Dadwaynaha deggan jidkan hareerihiisa waxaanu ka codsanaynaa inay nagala qayb qaataan dhismaha jidkan muhiimka ah. Mid jiingaddiisa ka fujiya, mid dayrkiisa ka banneeya .........daawanaayaw waa dalkaagii


Comments

Post a Comment

Popular posts from this blog

Kulankii Sabtiilaha ahaa ee maanta