Posts

Showing posts from August, 2021

Kulankii Sabtiilaha ahaa ee maanta

Image
 07:8:2021. Kulanka Sabtiilaha ah ee maamulka dawladda Hoose ee Hargaysa ayaa maanta waxaa warbixino kala duwan laga dhagaystay dhamaan gudoomiyayaasha degmooyinka, Agaasimayaasha iyo maamulka shirkadaha qashinka, waxana  ay ka warbixin ka bixiyeen waxyaalihii iska badalay ololihii kala duwanaa ee la qaaday maalmihii kala duwanaa.

waddo muhiim u ah Caasimadda

Maanta waxaanu bilawnay dhismaha Waddo muhiim ah oo culayska iyo Jaamka ka yarayn doonta Suuqa wayn ee Caasimadda Hargeysa. Waddada Imperial Hotel illaa Saldhiga Dhexe oo aanu saaka bilownay. Dadwaynaha deggan jidkan hareerihiisa waxaanu ka codsanaynaa inay nagala qayb qaataan dhismaha jidkan muhiimka ah. Mid jiingaddiisa ka fujiya, mid dayrkiisa ka banneeya .........daawanaayaw waa dalkaagii