Kulankii Sabtiilaha ahaa ee maanta
07:8:2021.
Kulanka Sabtiilaha ah ee maamulka dawladda Hoose ee Hargaysa ayaa maanta waxaa warbixino kala duwan laga dhagaystay dhamaan gudoomiyayaasha degmooyinka, Agaasimayaasha iyo maamulka shirkadaha qashinka, waxana ay ka warbixin ka bixiyeen waxyaalihii iska badalay ololihii kala duwanaa ee la qaaday maalmihii kala duwanaa.


Masha Allah Xoghaye
ReplyDelete